Deg Deg: Dagaal Culus Oo Ka Bilaabmayah Bariga Somaliland Iyo Maamulka Puntland Iyo Madaxweyne Farmaajo Oo Taageeray Oo Ciidamo Iyo Hub Soo Siiyey + Diyaaradaha Dagaalka

Deg Deg: Dagaal Culus Oo Ka Bilaabmayah Bariga Somaliland Iyo Maamulka Puntland Iyo Madaxweyne Farmaajo Oo Taageeray Oo Ciidamo Iyo Hub Soo Siiyey + Diyaaradaha Dagaalka

Iyada Oo Maal-mihi Ugu Danbeysay Ay Xaalad Colaadad ka Taagnayan Bariga Somaliland aya waxa la sheegay inay Ciidamda Mamaulka Puntland Iyo Ciidamo U Si Khaas ah U Tobabaray Madaxweyne Farmaajo Ay Maanta Soo Galan Safka Hore Ee Degmada Tuka-Raq

Sida ay shabakada Wargane ku soo Gaadhan warar lagu kalsoon Aya waxa maanta Ay Ciidamada Maamulka Puntland iyo Ciidamo u dhawaan Soo Tobabaray Madaxweyne Farmaajo si khaas ah ay weeraro culus ka Fulin Doonan Xudoodaha Somaliland

Iyada oo dhanka kale u madaxweyne Farmaajo Doiyaaradaha Dagaalka Ee Al-Shabab lagula Dagaalamayey u ku Taageeray Maamulka Puntland

Iyada oo dhanka kale Xukuumada muuse Biixi aanay wali ka Hadlin Arrimahaasi

 

Comments

comments

SHARE