Buur Aad U Dheer Oo Ku Dhex Taalla Badda Dalka Sucuudiga & Mucjisooyinka Ku Duugan !

Buur aad u dheer ayaa waxay ku taallaa Badda Dalkaasi Sucuudiga, gaar ahaana buurtani waxay ku dhex taallaa Jasiirada magaceeda la yidhaahdo “Cadmble”, buurtani ayaa lagu tilmaamay inay tahay mucjiso isla markaana dadka arkay buurtaasi ayaa waxay sheegeen inay tahay buur aad u cajiib ah.

Buurtani waxay leedahay salaamo  laga fuulo oo ku yaalla dhinacyada buurtaasi, buurtaasi hoosteeda ayaa waxa ku yaalla 11 xabbaalood oo la filayo inay ku aasanyihiin badmaaxyadii halkaasi joogi jiray xilliyadii hore.                                                                                                                                                                  Jasiiradan ayaa waxa ku nool shimbiro aad u badan oo kala nooc ah waxaana had iyo jeer buurtaasi u dalxiis taga dadka jecel ugaadhsiga shimbiraha kala duwan, dalka Sucuudiga waxa kale oo ku yaalla 1,400 oo Jasiiradood, iyadoo jasiiradan lagu tilmaamo inay tahay ta ugu qurruxda badan.

Waana kuwan Sawirada Jsiiradaasi laga qaad

Comments

comments

SHARE