10-kii weeraryahan ee abid ugu wacnaa Premier League-ga…..Sida ay u kala horreeyaan iyo xogohooda

20

Horyaalka Premier Legue-ga waxaa lagu doodaa in uu yahay midka ugu xiisaha badan dunida, dabcan tan iyo wixii ka dambeeyey 2000!

Yeelkeede, waxaa muran ma doonta ah in ay soo sharfeen, hadanna sharfaan qaar ka mida weeraryahanadii ugu wacnaa dunida sida Cristiano Ronaldo, Didier Drogba, Sergio Aguero iyo qaar kale.

HOOS KA ARAG 10KII UGU FIICNAA EE KA CIYAARA EPL-KA

 

10. Sergio Aguero –Man City

Goolal: 130

Horyaal: 2

 

9. Didier Drogba –Chelsea

Goolal: 104

Horyaal: 4

 

8. Wayne Rooney

Goolal: 202

Horyaal: 5

 

7. Andy Cole

Goolal: 187Horyaal: 5

6. Michael Owen

Goolal: 150

horyaal: 1

 

5. Ian Wright

Goolal: 113

Horyaal: 1

 

4. Eric Cantona

Goolal: 70

Horyaal: 4

 

3. Rudd Van Nistelrooy

Goolal: 95

Horyaal: 1

 

2. Alan Shearer

Goolal: 260

Horyaal: 1

 

1. Thierry Henry

Goolal: 175

Horyaal: 2

Comments

comments

SHARE