Deg Deg: Golahaha wasiirrada Soomaaliya oo isbadal lagu sameeyay

20

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Yariisow ayaa sheegay in raii’salwasaaraha xukuumadda federaalka, Xasan Cali Kheyre uu xilka qaadis ku sameeyay saddex wasiir, saddex kalana uu magacaabay.

Saddex wasiir xilal laga qaaday ayaa kala ah

1. Yussuf Garad Cumar…wasiirka arrimaha dibedda

2. Khadra Axmed Ducale ganacsiga iyo warshadaha

3. Cabdi Saciid Faarax (Juxa) arrimaha gudaha iyo federaalka

Saddex daas wasiir ayaa lagu baddalay

1. Maxamed Cabd Xayir Maareeye, Ganacsiga iyo warshada

2. Cabdi Maxamed Sabriye, arrimaha gudaha

3. Danjire Axmed Ciise Cawad, wasiirka arrimaha dibedda

Comments

comments

SHARE