Deg Deg: Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Maamulka Muqdisho Ee Madaxweyne Farmaajo Oo Gobalka Sanaag Lagu Soo Dhaweeyey + Xukuumada Somaliland Oo Aan Ka Hadal + Sawiro

24

Deg Deg: Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Maamulka Muqdisho Ee Madaxweyne Farmaajo Oo Gobalka Sanaag Lagu Soo Dhaweeyey + Xukuumada Somaliland Oo Aan Ka Hadal + Sawiro

Wasiir ka Tirsan Kooxda Maamulka Mudisho Ee U Gadhwadeenk ak Yahay Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Dhex Damaashalayah Gobalka Sanaag Iyo Arrimaha Uu Socdo oo ila Haatan  La Garan Layahay

Wasiirka Qorshaynta Dawladda Federaalka Soomaaliya  Jamaal Maxamed Xasan aya shalay iyo maanta ku sugan Gobalka Sanaag Ee Magaalada Badhan Oo Ila Hatan Dhex Haab-Haabayah Oo Aanay Wali Ka Hadal Xukuumada Curdinka ah Ee U Gadhwadeenka Ka Yahay Madaxweyne Muuse Biiixi

Wasiirka Qorshaynta Qaranka Aan Iskii Isku Maamulin Ee Xukuumadda Madaxweyne Farmaajo aya ah Markii Kowed Ee Inta ay Jirtay Qaranimada Somaliland ee ay Yimadaan Xuduuda Somaliland

Comments

comments

SHARE