Deg Deg: Wefti U Ka Socda Somaliya Oo Hada Soo Gaadhay Somaliland Iyo Calamadi Somaliya Laga Taagay Gobalka Sanaag + Xukuumadda Somaliland Oo Idhaha Ka Xidhatay + Sawiiro

Deg Deg: Wefti U Ka Socda Somaliya Oo Hada Soo Gaadhay Somaliland Iyo Calamadi Somaliya Laga Taagay Gobalka Sanaag + Xukuumadda Somaliland Oo Idhaha Ka Xidhatay + Sawiiro

Wefti Balaadhan Oo U Hor Kacayo Wiilka U Magacaabay Madaxweyne Farmaajo Ee Jamaal Xasan Oo Ah Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somalia Oo Hayb Ahan Ka Soo Jeeda Deeganada Gobalka Sanaag Aya waxa u Manaata Ka Soo Xadiray Gobalka Sanaag

Weftigan U Hoggaminayo Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliya Mr Jamaal Xasan Ayan wali la Garan Ujeedad U Socdo Ila Hataan

Iyaga Oo Maanta Abaaro 2 Duhurnimo Ka Soo Xadiray Gobalka Badhan Magaalo Madaxdiisa ya lagu Soo Dhaweeyey Calamada Somaliya oo Lagale Hor Tagay

Iyada Oo aan Wali Ka Hadla Xukuumada Curdinka ah Ee Muuse Biixi Cabdi Ee Dhawaan Dhalatay

 

Comments

comments

SHARE