Deg Deg: Ma Dhabaa Inu Is Casilay Wiilka U Sodogga U Yahay Ex Madaxweyne Siilaanyo Mr Baashe Morgan + Sababta

Deg Deg: Ma Dhabaa Inu Is Casilay Wiilka U Sodogga U Yahay Ex Madaxweyne Siilaanyo Mr Baashe Morgan + Sababta

Warar Lagu Kalsoon Yahay Oo Ay Soo Xaqiijisay Bahda Warbaahinta Shabakada Wargane News aya waxa ay sheegayan inu iska Casilay Gabi ahanba Wiilka U SodoggaU Yahay Ex Madaxweyne Siilaanyo Mr  Baashe Cawil “Morgan”

Iyada Oo La Sheegay Inu Isku Casilay Mr  Baashe Cawil “Morgan” Arrimaha Saldhiga Ee U madaxweyne Muuse U Saaray Gudida Si Ay Dib Ugu Noqdan Heshiiska

Ilo Lagu Kalsoon Yahay Oo Ay Soo Heshay Bahada Wargane aya waxa ay sheegayn Marki u Safiirku Maqlay Inu Madaxweyne Muuse Hakad Galiyey Arrimaha Saldhiga

Aya waxa u xalay Saqdii Dhex Shaaciyey Inu Iska Casilay Xilka Safiirnimo Mr  Baashe Cawil “Morgan” isaga Oo Maanta Warbaahinta la Hadli Doono

Comments

comments

SHARE