Deg Deg: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin + Arrimaha ay Ka Wada Hadleen + Muuqaal

Deg Deg: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin + Arrimaha ay Ka Wada Hadleen

 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Madaxweynihii saddexaad ee Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo ay wehelinayeen, Siyaasi Cabdilaahi Maxamed Ducaale iyo Danjire Xuseen Cali Ducaale (Cawil), kulankaasi oo ahaa salaan iyo bookhasho ah

 

Comments

comments

SHARE