Deg-Deg: Siyaasi Samaale Oo Dalka Kabo La,an Kaga Baxaye Maalmaha Soo Socda Iyo Beeshisi Oo Xil La,an Liqi Leh + Warbaahinta Oo U La Sii Hadli Doono

Deg-Deg: Siyaasi Samaale Oo Dalka Kabo La,an Kaga Baxaye Maalmaha Soo Socda Iyo Beeshisi Oo Xil La,an Liqi Leh + Warbaahinta Oo U La Sii Hadli Doono

Siyaasiga Rugcadaga ah Ee Soo Saaray Xisbiga Kulmiye Md Cabdicasiis Maxamed Samaale oo ah Ex Wasiirki Maaliyada Jsl Ee Xukuumadi Madaxweyne Siilaanyo aya waxa la sheegayah inu kholaf Culusi ka dhex qaraxay Siyaasi Samaale Iyo Madaxweyne Biixi

Waxana sido kale u siyaasiganni Gabi ahanba Ka amusay Golaha wasiirada Muuse Biixi Ee Durbaha Siminarku u bilaabmay iyada oo la isla oge Xukuumad Tayo leh, waxana sido kale la sheegay inu siyaasigani Dalka Iskaga Bixi Doono Isbuucan aynu ku jirno gabi ahnba oo u warbaahinta la sii hadli Doono

Isaga oo warbaahinta kale sii Hadli Doona Mustaqbalkiisa Siyaasaded Iyo Xage u ku Danbeyn Doono Siyaasigan, sido kale Siyaasi samaale waxa u Reerkiisi iyo caruurtisibah u rorey Dalka Kenya Oo U Ganacsi goobtaasi ka furtay

Sido kale Beesha u ka soo jeedo Siyaasi Samaale aya waxa ay iska Dhex Wayen Gabi ahanba Golaha Wasiirada Xukuumadda Muuse Biixi Oo Ila Hatan Wax xil ah loo hayn iyo wasiir ay xaq u lahayn oo la siiyey beelaha barigga Burco

Comments

comments

SHARE