Deg-Deg: Kooxda Al-Shabaaba Oo Wacad Ku Martay Inay Qudha Ka Jari Doonto Saxafi Coldoon + Farrin Ay U SooDiran Madaxweyne Farmaajo + Xaalada Wariye Coldoon

Deg-Deg: Kooxda Al-Shabaaba Oo Wacad Ku Martay Inay Qudha Ka Jari Doonto Saxafi Coldoon + Farrin Ay U SooDiran Madaxweyne Farmaajo + Xaalada Wariye Coldoon

Kooxda Xarakada Al-Shabab Oo Wacad Ku Maratay Inay Samofale Cabdilmalik Muuse Coldoon ay Qudha ka jari Doonan iyo arrimaha ay ku saluugan Cabdilmalik kooxda Al Shabab Iyo Farrin Culus oo ay u soo Diran Madaxweyne Farmaaajo

Kooxda Al-Shabab oo hanjabaad culus hawada u soo marisay madaxweyne Farmaajo Hadi u soo gudbin waayo samofale Cabdilmalik muuse coldoon oo ay ku saluugan arrimaha cawitaanaka Dadka Qaraxi Soobe oo ay sheegan Habka u wax u wada inay tahay mmid Qaladan

Aya waxa ay warqad Messeg ah sida la sheegay ay shalayto u soo diran Madaxweyne Farmaajo iyo samofale Codoon oo ugu bisharayan inay qudha ka jari Doonan marki u soo faro gashaday arrimaha al-Shabab

Comments

comments

SHARE