Deg-Deg: Fanaanka Axmed Zaki Oo Kabaha La Dul-Maray Somaliland Oo Cunsur Ku Tilmeemay + Xadhiga Nimcaan Hilaac Oo U Ka Hadlay + Muuqaal

Deg-Deg: Fanaanka Axmed Zaki Oo Kabaha La Dul-Maray Somaliland Oo Cunsur Ku Tilmeemay + Xadhiga Nimcaan Hilaac Oo U Ka Hadlay + Muuqaal

Fanaanka Qurbo jooga ah Ee Acmed Zaki Oo Ku Sugan Wakhti Xaadirkan Dalka Djabouti aya waxa u ka xanaaqay Xadhiga iyo aryadka Fanaanaka caanka ah Ee Nimcaan Hilaac Oo U Sheegay inu kula taliyey inu dalka imaado aya waxa u sheegay sidan

Niyahow Reer Somaliland Horta xidhig miyeydan ka wantoobin aar qudhacnimada iska daaaya oo ilbaxa Nimcaan Hilaac muxu Galabsaday waa Yaaabaha Amiga aya kula taliyey inu Somaliland Imaaado Hadana waad xumaaatan oo ninki waad aryatan ee qudhacnimada jooojiye Reer Somaliland
somaliland nacab ha isku noqoninah

Comments

comments

SHARE