War Dag-Dag Ah: Ciida,ada Maamulka Puntland Oo Hada La Wareegay Degmo Ka Tirsan Somaliland

War Dag-Dag Ah: Ciida,ada Maamulka Puntland Oo Hada La Wareegay Degmo Ka Tirsan Somaliland

Ciidamada Maamulka Puntland Oo Hada Gacta Ku Dhigay Degmo Ka Tirsan Xudooda Somaliland Oo La Yidha Qoriley iyo Degmooyin Hoos Yimaada Oo Ay Hada Gacanta Ku Dhigan Ciidamada Maamulka Puntland

Iyda oo la sheegay inu Dagaal Culusi Kuu Dhex Maray Ciidamada Qaranka Somaliland Ee Hubka Sida Iyo Ciidamada Maamulka Puntland Oo Khasaaro ba,ani ku Dhex Maray Goobtaaasi

Ugu Danbayntiina Waxa La Sheegay Ciidamada Maamulka Punland Iyo Maleeshiyaad Hubaysi Inay Isku Soo Bahaystaan Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Ay Kaga Awood Roonadan

Ilaaa Hatan Wali Dagaalku Wuu Socda Sida ay Helayso Bahda Warbaahinta Wargane News Goor Dhaw Filo Warar Kale IYO KHasaaraha Ka Dhacay Gaaobtaasi

 

Comments

comments

SHARE