Deg Deg: Fanaanka Nimcaan Hilaac Oo Hargeysa Ka Dhex Hilaacay Iyo Ciidamada Booliska ah Oo Ka Dhex Baafinaya Boorama

Deg Deg: Fanaanka Nimcaan Hilaac Oo Hargeysa Ka Dhex Hilaacay Iyo Ciidamada Booliska ah Oo Ka Dhex Baafinaya Boorama

Fanaanka Caanka ah Ee Nimcaan Cabdiraxmaan Xasan Nimcaan Hilaac Oo Mudooyinki Ugu Danbeysay Ku Sugna Somalia Gaara aha Caasimada Muqdisho aya waxa u dhawaan Socod Ku Soo Galay Dalka Somaliland Oo U Dhinacaayo Iyo Djibouti ka soo Galay Oo U Boorama Ka Soo Degay

Iyada oo Ciidamada Booliska Ee Gobalka Awdal Ay Daba Socod Culus ku Hayan aya waxa la sheegay inu Fanaankani u maanta ka dhex Hilaacau Caasimada Hargeysa oo u wakhti Xaadirkan Ku Sugan Yahay Caasimada Somaliland Ee Hargeysa

Iyada oo laga Baafinayo Gobalka Barakeysan Ee Awdal Gaar Ahan Magaalada Boorama Aya waxa u fanaankani maanta lagu arkey Suuqa Weyn Ee Caasimada Hargeysa

Comments

comments

SHARE