Deg-Deg: Fanaanka Nimcaan Hilaac Oo Hada Ka Hilaacay Goob Aan Laga Filay + Goobta Laga Raadinyo Iyo Xaga U Ku Sugan Yahay Cajiib

Deg-Deg: Fanaanka Nimcaan Hilaac Oo Hada Ka Hilaacay Goob Aan Laga Filay + Goobta Laga Raadinyo Iyo Xaga U Ku Sugan Yahay Cajiib

Fanaanka Nimcaan Cabdiraxmaan Xasan Nimcaan Hilaac Oo Mudo Laga Dhex Raadsanyey Gobalka Awdal Gaar ah Magaalada Boorama Aya waxa ay ciidamada Qaranka Somaliland Xabsiga Dhigan Abihis Iyo Walaalkis Nimacaan Hilaac

Iyada oo Manata U Fanaanka Caanka ah Ee Nimcaan Hilac Si Kedis ah Logu Dhex Arkay Magaalada Hargeys Ee Caasimada Somaliland Iyada Oo Laga Baadi Goobayo Gobalka Awdal

Fanaankan Oo Ka Adeeganyey Magaalada Hargeysa Gaar ahan Suuqa Waaheen Ee Caasimada Hargeysa Fanaanakan ayana Waxa u Shoppin Ka Iibsanyey Sacadaada Diin Super Market sida ay heshay Bahda Shabakada Wargane News

Comments

comments

SHARE