Deg-Deg: Ciidamada Booliska Somaliland OO Hada Gacanta Ku Dhigay Fanaanka Nimcaan Hilaac Oo Imika Xabsiga U Diray

Deg-Deg: Ciidamada Booliska Somaliland OO Hada Gacanta Ku Dhigay Fanaanka Nimcaan Hilaac Oo Imika Xabsiga U Diray

Warar Lagu Kalsoon Yahay Oo Ay Hada Soo Gaadhayah Bahda Warbaahinta Waragane aya waxa ay Sheegay Fanaanka Caanka ah Nimcaan Cabdiraxmaan Xasan Nimacaan Hilaac ay Hada Ciidamada Boolisku Gacanta Ku Dhigan

wali ma jiran warar Rasmi ah oo xaqiijinayah ina Fanaanka La Xidhay balse ilo Xogagaal ah aya Hada Soo Sheegay in Fanaanka Lagu Qabtay Caasimada Hargeysa Oo Xabsiga Loo Taxaabay Maanta 5 Galabnimow

Goor Dhaw Filo Warar Rasmi ah Iyo Xaga u ku Danbeeyey Fanaanki Nimacaan Hilaac

Comments

comments

SHARE