Somaliland: Murrashaxii Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Cirro Oo Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabanaya + Waxyaabo U La Kulmi Doono

Murrashaxii xisbiga WADDANI ee ka qayb galay doorashadii madaxtooyada Somaliland Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro” oo ku dhawaaqista natiijadii doorashadii kadib safar ugu baxay dalka Kenya gaar ahaana magaalada Nairobi ayaa maanta dalka dib ugu soo laabanaya.
Dr Cabdiraxmaan Cirro murrasaxii xisbiga WADDANI ayaa lagu wadaa inuu galabta galinka danbe kasoo dago gagida diyaaradaha ee Cigaal,waxaana soo dhawaynta murrashax Dr Cabdiraxmaan Ciro shalay ilaa saaka laga dareemayaa gudaha caasimada Hargeysa.
Murrashax dr Cabdiraxmaan Cirro ayaa la filayaa inuu warbaa

Comments

comments