War Deg Deg Ah: Wasiiro Imika Lagu Dhawaaqay Iyo Xilalka Loo Magacaabay + Live U Daawo

War Deg Deg Ah: Wasiiro Imika Lagu Dhawaaqay Iyo Xilalka Loo Magacaabay

1) Maxamed Kaahin Axmed wasiirka arrimaha gudaha Somaliland

2) Saleeban Cali Koore wasiirka gaashandhiga Somaliland

3) Sacad Cali Shire wasiirka arrimaha dibadda Somaliland

4) Cabdikariim Yaasiin Sheekh Dalmar wasiirka maaliyadda Somaliland

5) Yaasiin xaaji Maxamuud Xiir Faratoon wasiirka waxbarashadda Somaliland

 

La Soco Si Joogto ah Kolaba Ka Lagu Dhaqaao

Comments

comments

SHARE