Deg-Deg: Saylici Oo Mar Labaad Xilka Loo Dhaariyey Hada Oo Kitbaabka Gacanta Loo Saaray + Sawiro

Deg-Deg: Saylici Oo Mar Labaad Xilka Loo Dhaariyey Hada Oo Kitbaabka Gacanta Loo Saaray + Sawiro

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Mr Saylici oo aha Madaxweyne Ku Xigeenkii Xukuumadda Siilaanyo mudo ila 8 Sano ku dhawaad ah xilka hayey oo hadana Marlabaad Loo Dhaariyey Xukuumadda U Gadhwadeenka ka Yahay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi

Comments

comments

SHARE