Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta kulan la qatay Gudida la dagaalanka Musuq-maasuqa iyo Hanti dhawrka Guud ee Qaranka,Sidoo kale waxay warbixin ka dhagaysteen Guddida daba galka hantida qaranka ee Golaha Wakiilada.

Comments

comments