Dhaqan Xumada Ka Soo Jeeda Reer Hargeysa Oo Noqotay Mid Faraha Ka Sii Baxaysa Oo Lagu Labistay Dharkii Haweenka + Sawiro

123

Dhaqan Xumada Ka Soo Jeeda Reer Hargeysa Oo Noqotay Mid Faraha Ka Sii Baxaysa Oo Lagu Labistay Dharkii Haweenka + Sawiro

Iyada Oo Laga Tagey  Dhaqankii Subana Ee Islaamka Iyo Dhaqankii Soomaliyeedba ay waxa Mudooyinki Danbe Magaalada Hargeysa Ku Soo Batay Dhalinyar Falaago ah Oo Hab Dhaqan Ka Dhigatay Kalmada Hore Loo Soconaya

Iyaga Oo Si Qaldan U Aminsan Kalmada Horaa Loo Soconaya Aya waxa ay Ka Tagan Dhaqankii Diinta Iyo Kii Aynu Hada U Lahaynba Ee Somaliyeed Iyaga Oo Soo Xidhay Dharki Dumarka Iyo Dhar Googa,an

Iyada Oo Aanay Wali Ka Hadala Gabi Ahanba Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Iyo Ta Dhaqanko Toona aya waxa soo Badanaya Maalinba Maalinta Ka Danbeysa Dhaqan Xumo Ka Soo Folaha Caasimada Hargeysa

#

 

Comments

comments

SHARE