Deg Deg: Hoggamiye Xirsi Oo Taageeray Shirka Gobalka Sanaag Ee Beelaha Gar-Xajis

Hogaamiayah Rooxiga ah Ee Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan OO Mudo Ka Dib Soo Fadhiistay Warbaahinta Hctv aya waxa u ka Hadley Ugu Horaynba Inay Ka Qayb Gali Doonan Caleemo Saarka Muuse Biixi

Hoggamiye Xirsi oo sheegay wali inaan Lagu Wargalin Xisbiga Waddani Xaflada Lagu Caleemo Saarayo Md Muuse Biixi Cabdi oo aan wali La War galin Xisbiga Rajada Shacbka Somaliland Ee Waddani

Sido Kale Waxa u Sheegay Hoggamiye Xirsi Sababihii Keenay Inu Dhaco Xisbiga Waddani oo u sheegay Sidan” Aangu Waddani ahan Maanu Guuldaraysan Laakin Sa Waanu Gaadhi Weynay Wixii Aanu Doonaynay” Oo Ahayad Inaanu Talada Dalka Qabano” Taasina Waa Wax Loo Tartamayo

Comments

comments

SHARE