Somaliland: Agaasimaha Guud Ee Banka Dhexe Oo Furay Xeerka Xeerka Waxka Bedelka Bankiyada Islaamiga Ah

Xeerrka Bankiyada Islaamiga ah Iyo Xeerka Maydhitanka Lacagta Iyo Sido Kale Xeerka Lacagaha Wareega Kulankan Aya waxa sido Kale Ka Qayb Galay Madax Iyo Masuuliyiin kale Dawan oo ka socday Banka Dhexe Ee Somaliland Iyo Bananka Ka Hawl Gala Dalka Iyo XawladaHA iyo Xubno Bixin Doona Casharo ku sahabsan Wax ka Bedelka Iyo Kaabista Ugu Haboon Ee Lagu Sameyn Karo Xeerka MaaliyadaDDalka Jamhuuriyada Somaliland

Ugu Horaynaha Waxa Ka Hadlay Kulankan Oo Faa-Fahin Ka Bixiyey Md Cabdiraxmaan Muuse Cabdi Agaasimaha Waxda Kormeerka bankiyada Iyo Hanaanka Maaliyadeed Ee Jsl

Waxaanu Sheegay “In Wax Ka Bedel Iyo Kaabis Ay Ku Sameeyeyan Xeerarka Maaliyadeed Ee Wadanka, Sida Xeerka Bankiga Dhexe Iyo Xeerka Bankiyada Islaaamiga Ah Sido kale waxa ay Bedel Ku Sameyn Doonan (Darfic) Ama (Kuwa Aan Wali Xeer Noqon Oo Baarlamaanka Yaala)

1_Side Xeerka La Yidha Ka Hor Taga Maydhitaanka Lacagaha Iyo Xeer Kale Oo U Sameeyey Bankiga Dhexe Oo La Yidha Xeerka Xawaaladaha

Sido Kale Waxa Ay Sameyn Doonan Oo Cusub Hada Xeer La Yidha (Mobile Money Rulcultion) Oo Activ Noqon Doona Hada Amba (Boliton) Hawsha Ay Wadaana Waa Sida.

Ajandaha Maanta Waxa U Ku sahabsan yahay Xeerka Bankiga Dhexe Ee Jamuuriyada Somaliland. Sidana waxa Yidhi Md Cabdiraxmaan Muuse Cabdi Agaasimaha Banka Dhexe

Sido Kale Waxa Goobtasi Ka Hadlay Agaasimaha Guud Ee Banka Md: Cabdillahi Xasan Aadan Oo Ka Hadlaya Arrimahaasi aya waxa u Yidhi Sidan”Maanta waxanu Ka Hadlayan Wax Ka Bedelka Iyo Kaabista Lagu Sameyn Doono Xeerka Baanka Dhexe Oo U Sanadkii 2012kii u ansixiyey Golaha Wakiilada Jsl, Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland U Ku Soo Saaray Xeer Madaxweyne.

Waa Maxay Ujeedada Aynu Waxka Bedelka Iyo Kaabista Ugu Sameyn Doona Xeerkaasi??

Waxana Goobta Inagula Sugan Xildhibaan Siciiid Maxamed Cilmi Oo Ah Xubin Ka Mid ah Guddida Dhaqaalaha Maaliyada Iyo Ganacsiga Ee Golaha Wakiilada.

Kadib Markii Aynu Mudo Ku Shaqaynayney Waxa Soo if Baxay In Meelaha Qaarkooda Wax Laga Bedelo Waxna Lagu Daro.

Waxanan Idinku Bushaaraynae In Shurucdeena Dhaqaalaha, Ganacsiga Ay Ku Salaysanan Doonan Oo Aanay Marna aanay Bal Marsanaan Doonin Distorkeena Qaranka, Oo Jidaynay In Lagu Saleeyo Sharciga Islaamka

Marnaba Dhaqaalaha, Ganacsi Ku Salaysan Ka Ean Islaamka Ahayn Ee U Ilaahay Inu Soo Dajiyey Ku Dhaqmi Mayno.

Halkan Waxa Inugu Yeelaha Saddexda Maalmood Ee Xeerka Baanka Dhexe, Xeerka Bankiyada Islaamiga Ah, Xeerka Maydhitaanka Lacagaha, Ka Xawaaladaha, Iyo Ka (Mobile Money) Inanu Saddexda Cisho Isla Eegno, Aynu Isla Garanay, Aanu Isla Ogolnahay, Oo Qaranka Anafacaya, Dadka Ka Ganacsadana Anfacaya, Inanu Soo Saarno Weyi Ujeedadanu.

Kulamada Noocan Ah Iyo Kuwii Hore Ee Aynu Galnayba Waxa Ay Wax Weyn Ka Tari Doonan Sidi aynu U Sameyn Lahayn Dhaqaale Ku Salaysan Sharaacada islaamka Is Fahan Iyo Wada-Shaqayn Wa Bilaahi Tawfiiq<Sidana Waxa Yidhi Agaasimaha Guud Ee Banka Dhexe Ee Somaliland Md Cabdillahi Xasan Aadan

 

 

 

Comments

comments

SHARE