DegDeg: Khilaafka Xidigaha Geeska Oo Cirka Marayah Iyo Fanaaninta Nimcaan Hilaac Iyo Yurub Geenyo Oo Khilaaf Kale Jabiyey Kooxda Xidigaha Geeska + Muuqaal

DegDeg: Khilaafka Xidigaha Geeska Oo Cirka Marayah Iyo Fanaaninta Nimcaan Hilaac Iyo Yurub Geenyo Oo Khilaaf Kale Jabiyey Kooxda Xidigaha Geeska + Muuqaal

Iyada oo kooxda Xidigaha Geesko xalay ku iclaamiyeen inay guddoomiyaha Kooxda Xidigaha Geeska ay u qoos Goyan oo ay Doortan Guddoomiye Cusub Iyo Nuxurka Khilaafka ka Dhax Qarxay

Iyada oo ay Xalayto War-Saxafadeed Ku Soo Bandhigan Kooxda Xidigaha Geesko oo imika ku sugan Dalka Djabouti oo maal-mihi ugu Danbeysay isku haye Laba Fanaan Oo hore uga Tirsana Kooxda Xidigaha Geeska Oo Kale ah FanaankaNimcaan Cabdiraxmaan Xasan Nimcaan Hilaac Iyo Fanaanada Yurub Maxamed Cabdi Yurub Geenyo

Iyada oo u guddoomiyaha Kooxda Xidigaha Geesko ku soo celiyey Kooxda Fanaanada Caanka ah Ee Yurub Geenyo oo ay hore uga Saaran Kooxda Mudadi ay xamar ku maqanayd aya waxa aqbalan kooxdo soo laabashada Yurub Geenyo ee u laabsaalax ku soo Celiyey Yurub Geenyo

Iyada oo maal-mihi ugu Danbeysana Ay Ku Suganyihiin Fanaanta Xidigaha Geeska Badankoodo Sida aad Hoos ku Daawan Doonto, waxay soo abaabuleen Sidi ay Fanaanka Nimcaan Hilaac Lagu Soo Celin Laha Kooxda Xidigaha Geeska Oo u ka Diiday Laabsaalax

Aya waxa ay Xalayto war Saxafadeed Sidan  u dhacayah

War saxaafadeed
Maanta oo ay bishu tahay 03 12 2017 shir ay isagu yimaadeen gudida fulinta ee kooxda Xiddigaha Geeska iyo xubnaha kooxdu waxay xilkii gudoomiyenimo ee kooxda cod gacan taag ah kaga qaadeen Gudoomiyihii hore ee kooxda xidigaha geeska Xasan Saleebaan Maxamed ( laab saalax) ka dib markii uu gudan waayay waajibaadkii shaqo ee kooxdu u igmatay sida uu dhigayo sharciga kooxdu.
Islmarkaa waxay kooxdu cod gacan taag ah ku sime gudoomiye ugu doorteen xoghayaha kooxda Maxamed Axmed Bakaal Cirro)

ALLAA Mahad Leh

Gudida fulinta kooxda xidigaha geeska

 

Comments

comments