Somalia: Dowladda Federaalka Soomaaliya Oo Sheegtay Inay Dardargelineyso Wadahadallada Somaliland

Somali President Mohamed Abdullahi Farmajo arrives for celebrations to mark the 57th anniversary of the Somali National Armed Forces in the capital Mogadishu on April 12. President Farmajo has declared war on Al-Shabab militants. FEISAL OMAR/REUTERS

Dowladda federaalka Soomaaliya aya sheegtay iney dar-dargelineyso wadahadalladii ay la lahaayen Somaliland.

Madaxweynaha dowladda Federaalka, Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa sheegay in ay u ballanqaadayaan madaxweynaha cusub ee Somaliland dardargelinta wadahadalladii socday.

“Madaxweynaha la doortay Mudane Muuse Biixi Cabdi waxaan u ballanqaadayaa inaan kala shaqeynayo dar-dargelinta wadahadalladii u dhaxeeyey Dowlada Federaalka iyo Somaliland si aan u soo celinno kalsoonida shacabka” ayuu yidhi madaxweyne Farmaajo.

Wadahadalladii u dhaxeeyay dowladda Federaalka iyo Somaliland ayaa hakad galay kadib is faham waa Labada dhinac soo kala dhexgalay.

Comments

comments

SHARE