War Deg Deg Ah: Xayiraad Laga Saaray Dabaal Degi Xisbiga Guuleysta Iyo Waji Cusub Oo Ay Hada Yeelatay Doorashadi Somaliland Balse Maxa Ku Cusub

War Deg Deg Ah: Xayiraad Laga Saaray Dabaal Degi Xisbiga Guuleysta Iyo Waji Cusub Oo Ay Hada Yeelatay Doorashadi Somaliland Balse Maxa Ku Cusub

Galabnimada maanta ayaa lagi Dhawaaqi Doonaa Natiijada hordhaca ah, ee ka sio baxday Doorashadii Madaxtooyada Somaliland, waxaana loogu dhawaaqi doona In uu Doorashadii labaad ee xidhiidha uu guulaystay Xisbul-xaakimka Talada ahaya.

Xukuumaduna waxay soo saaraysaa go’aan ay ku joojinayso Dabaal-degyadareer kulmiye guushooda ku soo dhaweynayeen.

Sidoo kalena Madaxweynaha somaliland Axmed Siilaanyo wuxuu codsanayaa in mudada kala guurka ah ee uu xilka sii hayn lahaa in la soo koobo oo 10-cisho Gudohood lagala wareego talada dalka, oo madaxweynaha cusub waa muuse Biixi-ye xukunka si rasmiya u qabsado.

Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid waa uu aqbali doonaa Natiijadda Doorashada, halka shaki laga qabo in Xisbiga WADDANI qaadaco natiijada soo baxaysa taas oo hadaan xal loo helin gaadhi Doonta Maxkamada Distuuriga ah hakina doonta I Madaxweynaha la doortay talada la wareego, halkii xilka lala kala wareegi lahaana loo jeesandoono xalinta khilaafaadka.

Si walba ha loo murmee ugu danbayn somaliland waa ay guulaysan doontaa

Comments

comments

SHARE