Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan oo Goor dhawayd oo Caawa ah uu Telefiishanka Star waydiiyey inay qaaddacayaan Natiijada Doorashada Madaxtooyada ee aan weli lagu dhawaaqin, ayaa sheegay in wax la Qaaddaco aanay jirin wakhtigan, maaddaama oo aan weli lagu dhawaaqin Natiijada Doorashadii Dalka ka dhacday 13-kii Bishan November, 2017-ka.

Comments

comments