Deg-Deg Natiijadii Doorashada Somaliland Oo Duhurka Lagu Dhawaaqi Doono

Natiijadii Doorashada Somaliland Ee Loo Balansana In Saka Lagu Dhawaaqo Ayaa Dib U dhacday sida ay Sheegayaan Ila-Wareedyo Naga Soo Gaadhaya Xarunta Komishanka Qaran Somaliland Waxana Ila Wareedyo Lagu Kalsoonyahay Oo Soo Gaadhaya Shabakada Wargane Sheegayaan In Lagu Dhawaaqayo Maanta Saacadu Markay Tahay Labada Duhur Nimo

Comments

comments