Halkan ka Daawo Murrashax Cirro oo Qaadacay Doorashadii somaliland ka dhacday 13 November, 2017.

Cirro ayaa sheegay in ay codeeyeen dad geeriyooday, alle ha u naxariistee, waa Markii u horeysay ee murrashax madaxweyne aduunka sheego Dad geeriyooday oo codeeyey.

 

 

Comments

comments

SHARE