War Deg Deg Ah: Rabshado Ka Bilaabya Suuqa Galbeedka Burco Kadib Marki AY Xisbiga Waddani Qadacay La Shaqaynti Komishanka

War Deg Deg Ah: Rabshado Ka Bilaabya Suuqa Galbeedka Burco Kadib Marki AY Xisbiga Waddani Qadacay La Shaqaynti Komishanka

warar Hada Ka Soo Baxye Suuqa Galbeedka Burco oo la sheegayo in Lagu kale Kacay oo la sheegay inay Taageerayaasha Xisbiga Waddani ay Ka Kacen Cadho ka Dhalatay Masuuliyinta Xisbiga Waddani Oo Sheegay Inay Joojiyeen Gabi Ahanba la Shaqaynta Komishanka Doorashooyinka

Iyada Oo Ila Imika Magaalada Burco ay La Ciir-Ciirayso Isku Soo Baxyo Balaadhan oo Cirka Marayah Oo Buuqo Cirka Isla Marayo

Waxana La Sheegay Inu Musharaxa Xisbiga Waddani u Aqbalayo Amarka Komishanka Oo U Goor Dhawna La Filayo Inu Shir Jariid Qabto oo u Musharaxa Waddani Runta U Sheego Taageerayaasha Xisbiga Waddani

Iyada Oo Ay Kaadarinta Xisbiga Waddani ay Xoolihi Komishanka Qaranka Dibada Ula Soo Baxeen Oo Ay Taasina Qalad Tahay Iyada oo lagu Xidhi Karo Kadariinta Xisbiga Waddani Oo Hantida UMada

Buugga ay masuuliyiinta xisbiga WADDANI gacanta ku hayeen ee ay ku sheegeen inuu ka koobna waraaqaha foojariga ah ee lagu codeeyay, halkay iyagu ka keeneen?

Markii su’aasha la weydiiyay masuulka Afgaab la yidhaahdo, si lagu qanco ugama jawaabin, degdegna intuu u istaagay ayaa la soo xidhay shirkii jaraa’id.

Comments

comments