Halkan ka daawo Wararkii ugu Dambeeyey Tirinta Cododka Doorashooyinka Somaliland.

Wararka Waxa ay Sheegayaan in Tirinta Cododku ay Marayso Heer gobol, isla markaan ay iska gabogabo tahay, waxana hadhay uun ay tahay in loo gudbiyo Komishanka Doorashooyinka Qaranka.

Wariyaha HCTV ayaa Sheegay in Tirinta Cododku Shalay ka bilaabantay Magaaladda Hargeisa ee Gobolka Maroodijeex, waxa uu sheegay in ay ka baxeen wakiiladdi Xisbiyadda waddani iyo UCID, kadibna ay Faysal Cali waraabe iyo Gudoomiye Cirro dib ugu soo Celiyeen wakiiladda si loo dhameystiro Tirinta Cododka Doorashadda Gobolka ugu Codoka Badan Somaliland.

Mohamed Abdi Ilig oo u waramaya Xarunta Dhexe ee HCTV ayaa Sheegay in Axsaabtu ogyihiin natiijooyinka Goboladda Somaliland, wax khilaafina aanu ilaa hadda ka taagnayan.

Comments

comments