Komishanka Doorashoyinka Qaranaka Somaliland ayaa Digniin Culus u Diray Xisbiyadda iyo Shacabka.

Komishanka Doorashooyinka ayaa dhowr jeer u Diray Xisbiyadda iyo Shacabka somaliland in ay sameeyaan ama qabsadaan xafladdo dabaal-dag, Komishanka ayaa sidoo kale Qurba-joog u sheegay in ay Joojiyaan Dabaaldagayadda ay samaynayaan, isla markaan laga war sugo uun Natiijadda ay iyagu shaaciyaan.

Komishanka ayaa Sidoo kale ka digay Natiijooyinka been abuurka ah ee Shacbku baraha bulshada la dhex wareegayaan.

 

Comments

comments