Somaliland: Xukuumadda Oo Ruqsada Kala Noqotay Kalsan TV

Telefishenka Kalsan ayaa lagu edeeyay baahinta warar been ah oo ka dhan ah, Somaliland sida uu sheegay Wasiirka warfaafinta, Caddaani oo maanta warbaahinta la hadlay.

Comments

comments

SHARE