Cirro Warbaahinta Madaxabanaan Ma Wuxuu U Yaqaanaa Afarta Wariye Ee Ugu Adeega – W.Q. Siciid Xuseen Yuusuf

Mise Cabsi Baa U Geysay inuu Meel kaga Dhaco Magac Saxaafada Somaliland.

Maalmihii u dambeeyey baraha bulshadu ay ku  kulanto waxaa aad looga hadal hayey sawiro iyo muuqaal warbaahinta Xisbiga WADANI ay  Soo Dhigeen kuwaasi oo lagu sheegay ama la huwiyey magac warbaahinta madaxbanaan ee Somaliland balse aan ahayn

,Muuqaalkaasi iyo Sawirkaasi oo  ahaa su,aalo ay Ciro weydiinayeen wariye yaasha sida gaar ka ah ugu adeega  xisbigiisa kuwaasi oo meelka dhac weyn ku sameeyey warbaahinta Somaliland oo dhan oo ay magacooda si fudud isag adeegsadeen  itay wax iska soo walaaqdeen waana dhacdo ugu ah iyo igusawirtii xisbiga wadani ku can baxay

Marka hore hadii aad tafaasiil ka bixino wariyeyaasha meesha joogay waxay ahaa yeen tobaneeyaha wariye ee magacooda u duleeyey Ciro iyo Xisbigiisa ugu adeega magac warbaahinta waxaa meesha ka muuqatay inaanu ciro aqoon daro weyn ka haynin warbaahinta somaliland balse ay ugeysay cabsi xad dhaaf ah oo uu ka baqay in Banaan Ka Loo dhigo Halada is dhaafka ah ee maalin walba uu ku hadlaayo Warbaahinta Somaliland waa muraaya bulshada waana shaandhada xashiishka ka qabta bulshada ciro waxuu ka baqay in shaandhadu reebto Murashax ciro Meelka dhacaasi uu ku sameeyey warbaahinta iyo matalaadaasi been abuurka ahi waxay markhaati ka tahay qayurmasuulnimada ka muuqata iyo nacayib ka uu u hayo warbaahinta madaxbanaan

Waxaa wax lagu qos laha ah su,aalaha la weydiinaayey iyo su,aalaha ay bulshadu u oomantahay in wax lag weydiiyo murashax Ciro Su,aalaha ay waydiinayeen Wariye yaasha gaar ka ugu adeegaa waxaa ka muuqtay in la soo faaf reebay lan soo diyaariyey

Sidaa daraadeeda runtii anigu waxaa u adkaysan waayey magac saxaafada Somaliland oo meel lagag dhacay siyaasadana loo adeeg sano Waxaanay talaabani maanta daaha ka fayday heerka uu ciro ka taagan yahay warbaahinta Waxaanu usheegaynaa bulshada reer Somaliland inaanay magac saxaafad Somaliland matalin warye yaasha murashax ciro ku sheegay warbaahinta, Cirona waxaan leeyahay waa lag wanaagsan yahay in xaalkaagu noqdo dhooba kuus

Comments

comments

SHARE