War Deg Deg Ah: Fanaanada Yurub Geenyo Oo Isla Maanta Loo Buuxiyey Ilkaha Xamar Kaga Soo Daadatay + Sawirro

War Deg Deg Ah: Fanaanada Yurub Geenyo Oo Isla Maanta Loo Buuxiyey Ilkaha Xamar Kaga Soo Daadatay + Sawirro

Fanaanada Caanka ah Ee Yurub Maxamed Cabdi Yurub Geenyo oo maanta Ka Soo Degtay Garoonka Diyaaradaha Ee Caasimada Hargeysa Cigaal Intertional Airbout aya waxa ay isla Markiiba Soo Martay Dhakhtarka Ilkaha Ee

Fanaanada Caanka ah Ee Yurub Geenyo oo Marki ay xamar joogtay ay ilkohow Kala Dhaqaaqan oo isla markiiba markay madaarka ka soo Degtay ay raadsatay Dhakhtar ka hagaajiyah Wajahada Ilkaha

Waxana La Sheegay in isla Maantaba Loo Buuxiyey Ilkaha wajahada Hore ee ay xamar ku soo wayday ilkaheegi hore

Comments

comments