Wargeys Caalami ah Oo Musharax Cirro U Saadaliyey Inu Noqon Doono Madaxweynaha Mustaqbalka

32

Jaraa’idka la yidhaahdo The African News Journal oo ah Joornaal ay leeyihiin bulshada African ka ah eek u nol Magaalada Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa saadaaliyey in Cabdiraxmaan Maxamed Cadbilaahi Ciro musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani uu noqon doono madaxweynaha Somaliland marka loo dareero doorashada madaxtinimo ee dhici doonya 13.11.207

Wargeys-ka ayaa sheegay in mudadii uu Cabdiraxmaan Ciro ahaa gudoomiyaha golaha wakiilada uu guulo wax ku ool ah Jamhuuriyada Somaliland u soo hooyay dibad iyo gudaba

Waregysa The African News Journal waxaa uu qoraalkiisa ku yidhi “ka dib markii tifatirkaygu uu si taxaddar baddan u daraaseeyey saddex Xisbi ee Wadddani , Kulmiye Iyo UCID iyo hogaamiyayaashooda iyo tayada hogaankooda , barnaamijkooda siyaasadeed , ajandayaashooda iyo guud ahaan-ba xaalada siyaasaded iyo jawiga dhaqaale ee Somaliland Iyo Geeska Africa iyo sidoo kale Mustaqbalka wada hadalada Somaliland iyo Somaliya , waxaa uu tifatirkayagu garwaaqsadey in Ciro iyo xisbigiisu ay soo dhisi doonan Dawlada soo socota ee Somaliland ” ayuu yidhi Wargeysku

Comments

comments