Toos U Daawo Ciyaarta Xiisaha Iyo Xamaasada Badan Ee Chelsea Vs Man City (Live Stream)

Tababare Antonio Conte ayaa sidii la sii ogaa goolkiisa ku soo bilaabay Thiabaut Courtios waxaana saddexda difaaca ah ku wada jiar Rudiger, Christensen, Cahill halka khadka dhexe ay ku wada jiraan  Kante, Bakayoko iyo Kante halka Marcos Alanso iyo Cesar Azpilicueta ay min difaacyada danbe ilaa khadka dhexe ka shaqayn doonaan.

Comments

comments

SHARE