Deg Deg: Fanaanada Caanka ah Ee Yurub Geenyo Oo Maal-Maha Soo Socda Ka Soo Degi Doonta Caasimada Hargeysa Iyo Xidigaha Geeska Oo Dagaal Kula Jira Ciidamada Qaranka Iyo Laabsaalax Oo Madaxtooyada Ku Laba Jeer Noqonayah

49

Fanaanada Caanka ah Ee Yurub Maxamed Cabdi Yurub Geenyo aya waxa la sheegaye inay dhawaan ka soo Degi Doonto Caasimada Somaliland Ee Magaalada Hargeysa Iyada Oo Dhawaan La Shaaciyey Inay Ku Soo Laban Doonto Xiddigaha Geeska

Fanaanada Caanka ah ee Yurub Geenayo oo in badan ku rafaaad sanayad Magaaalda Xamara aya waxa Ogaalashiyo Ka Codsatay Reer Abtiyaashad oo u raacay laabsaalax Qarsrigga Madaxtooyada Iyada oo u hor kavyey Xildhibaan Nac-Nac oo ka mid ah Guul Wadaanada Xildhibaanada Somaliland

Balse Fanaanada Yurub Geenyo ma ku soo laban doonta Masraxa Xiddigaha Geeska iYo Shawyadi ay ka qalinjabisay waa hore

Comments

comments