Dhaqaale yahan Cabdi Cali Daakir ayaa soo bandhigay musuq maasuqa ay xukuumada madaxweyne siilaanyo ay ku kacday mudadii ay xilka haysay, isagoo dhaqaale yahanku sheegay in aanay waxba ka jirin kobaca dhaqaale ee madaxweyne siilaanyo sheegay, madaamoo uu dalka ka jiro musuq maasuq baahsan oo qaar ka mid ah golaha wasiirada xukuumada ay musuq maasuq sameeyeen.

Comments

comments

SHARE