War Deg Deg Ah: Muuse Biixi Oo Xil Adag U Magacaabay Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Iyo Bahda Wargane Oo Xog Rasmi Ah Heshay

195

Bahda Warbaahinta Shabakada Wargane oo Warar Rasmi ah ka  Heshay Aqoonyahan jamaal Cali Xuseen Oo Xil Loo Magacaabay oo u magacaabay Muuse Biixi Iyo Wasiiro Waa Weyn Oo Ka Tirsan Xukuumadda Siilaanyo Oo U Xilal Ku Taxay

Iyada Oo Ay Heshay Bahda Wargane Warar Xaqiiqo ah aya waxa Mid ka Mid ah Madaxda Xisbiga Kulmiye Daboolka Ka Qaaday Xil Loo Magacaabay Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Hadi U Talada Dalka Gacanta Ku Dhigo Muuse Biixi Cabdi Xisbiga Kulmiye

Waxana loo Magacaabay Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Wasiirkja Arrimaha Dibada Somaliland Hadi ay Timaado Xukuumadda Muuse Bixi Ee Tartanka Ku Jirta aya waxa Musharaxii Dhana ee Xisbiga Ucid,

Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Hankiisi Iyo Himiladiisiba ay ku Danbeysay Inu Noqdo Wasiirka Arrimaha Dibada

Sido Kala waxa ay shabakada Wargane Heshay Xog Rasmi ah oo ay soo Xaqiijin Doonto Wasiiro Cunay Xukuumadda Siilaanyo Oo u Muuse Biixina Xilal Uga Magacaabi Doono Xukuuadiiso hadi ay hantido Dalka Barkeysan

 

Comments

comments