Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo Maanta Lagaga Guuleystay Gudoomiye kuxigeenka Koowaad ee Golaha Wakiiladda Somaliland.

Xildhibaanka oo Cadho ka muuqato ayaa sheegay in Sababta looga guuleystay ay ahayd inuu xisbiga uu ka tirsan yahay ee Waddani uu u ololeeynwaayay isla markaana uu dib uga Hadli doono arinkaas.

Xildhibaan ayaa la filayaa in uu dhawaan isaga iyo koox uu hogaaminayaa in ay iska casilaan Xisbiga Waddani.

Comments

comments