Guddoomiyihii hore ee baanka Somalia Yusur Abraar ayaa lagu dhex arkay magaalada Boorama, waxaanay sheegtay inay ku faraxsan tahay imaatinka Boorama.

Yusur Abraar oo ka soo jeeda Somaliland gaar ahaana gobolka Awdal ayaa wararka qaar sheegayaan in madaxwaynuhu cafis u fidiyey, inkastoo warar kale sheegayaan inay dhawaan Maraykanka kaga qaybgali doonto shir lagaga hadlayo mustaqbalka Somalia.

Comments

comments