Daawadayaal waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qanci Dadkaaga ee ka baxa telefeeshinka HCTV,waxaana todobaadkan lagu qabtay magaalada Burco,iyaga dhalinyarada magaalada Burco-na ay su’aalo ku waydiiyeen maamulka gobolka Togdheer iyo ka degmada Burco oo barnaamijka marti ku ahaa.

 

Comments

comments