War Deg Deg Ah: Fadhigii Saak Ee Golaha Wakiilada Oo La Isku Afgan Waayey Iyo Beesha Oo Quus Ka Jooga Guddoomiyaha U Xaday

56

Waxaa markii labaad kooram la,aan u furmi waayey fadhigii saaka ee mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland , kaas oo loo balan Sanaa in la doorto gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golahaasi .

Fadhiga saaka oo ay soo fadhiisteen xildhibaano ka yar 20 xildhibaan ayaa waxaa markii uu furmi waayey waxaa uu gudoomiyaha lagu muransan yahay Baashe Maxamed Faarax ku war galiyey in xildhibaanadu ay mar saddexaad isku yimaadan maalinta Axada ee Todobaadka Soo Socda

Tan iyo markii golahaasi Loo doortey Gudoomiye Cusub oo muran ka taagan yahay waxaa Kooram la,aan u furmi la fadhigii golahaasi yeelan lahaa

Comments

comments