Waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa waraysi kulul oo magaalada Hargeysa lagula yeeshay hoggaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan,waxaana uu kaga hadlay qodobo xasaasi ah oo ay kamid yihiin in khilaaf la sheegay in uu soo kala dhex galay isaga iyo guddoomiye Cirro, muranka iyo xiisadda ka taagan golaha wakiilada Somaliland iyo qodobo kale oo xasaasi ah

Comments

comments