Hogaamiyaha Waddani Xirsi ayaa markii ugu horaysay ka hadlay Khilaafka la leeyahay isaga iyo Cirro ayuu a dhexeeyaa, waxaa kale oo uu ka hadlay Khilaafka Wakiiladda.

waxaa kale oo uu ka hadlay, Kalsoonida xisbi ahaan ay ku qabaan Komishanka , xaalada xisbigiisa, cabashada ganacsatada ee dekeda berbera iyo DP-world, iyo weliba qorshaha xisbigiisa ee ciidamda .

waxaa kale oo uu xirsi waraysi uu siiyay ERYAL-TV waxa uu kaga hadlay aragtidiisa qudbadaha la dhaliilo ee Gudoomiye cirro jeediyo, iyo doorashooyinka fooda inagu soo haya.

Comments

comments