Deg Deg: Beesha Gobalka Hawd Oo Laga Dhex Baafinayo Xarumaha Xisbiga Waddani Iyo Khilaafka Cirro Iyo JirdeIyo Diirada Muuse Biixi

53

Warar Xaqiiqo ah oo Hada soo Gaadhay Xafiiska Guud Ee Shabkada 24Somaliland.com aya waxa ay sheegayan inay Beesha Gobalka Hawd Ee Arab ay quus ka joogan xisbiga waddani oo u maar- Maar kaga jiro Guddoomiyanimadi lagu wareejiyey Beesha Hawd Ee Ku Meel Gaadhka Lagu Sii Magcaabay Xildhibaan Jirde

Waxa ay wararku sheegayen in khilaaf cakiran oo soo kala dhex galay Musharax Cirro iyo Guddoomiye Jirde kadib marki ay siyaasiyiinta ka soo jeeda Beesha Sacad Muuse ay ku soo qul-qushay wadad guusha Ee Xisbiga waddani Ee ay Aasan Tiirki Qabyaalada Ee Ay Soo Noolayeen Qolooyinka Xisbiga Kulmiye Ee Xukuumadda Siilaanyo

Sida ay wararku sheegayn siyaasiyiinta Beesha Sacad Musue aya waxay Musharax Cirro u soo bandhigan qowad iyo taageero baaxad leh iyo shacbiyada Awood leh oo ay kaga Dalbadan Guddoomiyanimada Xisbiga Inay Kula Tartamaan Beesha Gobalka Hawd

Iyada oo arrintaasi u la Daala Dhacayo Musharax Cirro iyo siyaasiyiinta beesha Sacad Muuse oo taageero Iyo Cudod La Garab Istaagay Musharax Cirro oo U Racay Ila Iyo Bari Iyo Siyaasiyiinta Beesha Arab Oo Laga Dhex Baafinayo Xisbiga Waddani

Comments

comments