War Deg Deg Aah: Siyaasi Maxamed Biixi Yoonis Oo Iska Casilaya Xisbiga Waddani Kuna Biirayah Xisbiga Kulmiye Iyo Sababta

72

War Deg Deg Aah: Siyaasi Maxamed Biixi Yoonis Oo Iska Casilaya Xisbiga Waddani Kuna Biirayah Xisbiga Kulmiye Iyo Sababta

Warar Lagu Kalsoon yahay oo xaqiiqada taabanayah aya waxa ay sheegayan inu maxamed biixi Yoonis ka Dalbaday Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Cirro in Lagu Wareejiyo Guddoomiayah Xisbiga oo ay hore u hantiyeen Beesha Gobalka Hawd

Waxana la sheegay inu Musharax Cirro ka biyo Diiday oo uu sheegay inay hore lagu Wareejiyey Guddoomiye Cabdiqaadir Jirde oo ka soo jeeda Beesha Gobalka Hawd Ee Arab OO Ay Taageero La Garab Istaagan Xisbiga Waddani

Waxana la sheegaye inay siyaasiyiinta Sacad Muuse Ee Ka Tirsan Xisbiga Waddani ay Qacmo madhan ka joogan Xisbiga Oo aanay wax xil ah ku hayn Goobta Sidasi Oo Sabab u noqotay inu iska casilo xisbiga

Comments

comments