Murrashaxa madaxwayne ee xisbiga WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi (Cirro) ayaa khudbad xasaasi ah u jeediyey shacabka degmada Abdaal ee gobolka Saaxil,waxaana uu guddoomiye Cirro ka hadlay arrimo dhawr ah.

Comments

comments