War Deg Deg Ah: Xisbiga Waddani Oo Soo Helay Xog Cadayn Ah In Baashe Loo Xaday Codka Oo U kursiga Xaday Baashe

Afhayeenka Xisbiga WADDANI Xildhibbaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo Sheegay in ay Soo Bandhigayaan Cadeymaha Isdaba Marintii Lagu Sameeyey Doorashadii Golaha Wakiilada Somaliland ee Maanta Dhacday.

Xildhibbaan Ibraahim Buubaa, waxa sida oo kale uu sheegay in Cabdiraxmaan Talyaanle uu Yahay Guddoomiyaha Rasmiga ah ee Golaha Wakiilada Somaliland oo helay codkii 39ka ahaa.

Comments

comments