War Deg Deg Ah: Guddoomiayah Xaqa U Laha Wakiilada Oo Laga Racay Taageeraha Waddani Oo Xilkiisi Laga Qaatay

Xildhibbaan Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud(Talyaanle) oo ka mid ahaa Murashaxiintii Maanta u tartantay guddoomiyenimada Golaha Wakiilada Somaliland oo hada la hadlay warbaahinta, ayaa caddeeyey in uu yahay guddoomiyaha rasmiga ah ee Golaha Wakiilada Somaliland ee ay doorteen aqlabiyadda xildhibbaanadii maanta ee codeeyey doorashadii guddoomiyenimada Golaha Wakiilada

Comments

comments